Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso): Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdi wali Gaas , “ Waxaan isku haynaa dowladda dhexe waa sideen uqaybsanaa Awooda dalka ”

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland C/wali Cali Gaas ayaa markii ugu horaysay waxa uu ka hadlay iscasilaadii Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka.

 

Waxa uu sheegay in waxa ay isku hayaan dowladda  iyo maamul goboleedyada sidii loo qaybsan lahaa awooda dalka maadaama Soomalaiya uu ka jiri nidaamka Fadaraaliisamka .

Madaxweynaha ayaa sheegay in ay jirto isfahan daro ka jirta dhanka ma,baadiida  , dowladduna ay baalmartay Dastuurkii dalka uyaalay.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda fadaraalka Soomaaliya ay ku doodayso in mas,uuliyada ay iyadu leedahay .

      Madaxweyne gaas

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this