Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed“, Soomaaliya iyo Eriteriya masii yeelan doonaan sadex Madaxwayne”

Recommended Posts

Deeq A.   

Raysal Wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa sheegay in Geeska  Afrika  mustaqbalka uu yeelan doono hal Madaxweyne, halka haatan ay ka jiraan ilaa iyo  sadax Madaxweyne .

Hadalkan ayuu  waxa uu ka sheegay munaasibad  lagu furayay isbitaal magaalada Bahir Dar ee dalka Itoobiya.

Xiliga uu hadalkan jeedinayay ayaa waxaa dhinacyadiisa tagnaa Madaxweyne yaasha Soomaaliya iyo Eriteriya .

Abey ma sheegin goorta loo cayimay in ay midoobaan  dalalkan, balse waxaa uu kusoo koobay mustaqbalka.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa wargayska uu kasoo xigtay khudbad uu ka jeediyay magaalada Gondar in taariikhda Geeska Afrika ay isbadashay.

“Hadda waxa aynu u gudbaynaa wada shaqayn dhanka gobolka, horumarinta dhaqaalaha iyo inaan xaqiijino iyo la dagaalanka faqriga

Sawiro.

45757347_2291592241070215_54032620502919 45863305_2291592181070221_54257912840632 46065480_2291592671070172_49775381015691

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this