Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Isku Shaandheynta Waad Ku Fashilantey Ee Wax Ummadu Kaa aqbasho Keen !

Recommended Posts

Deeq A.   

Ugu horeyn waxaan salaamayaa ummada reer somaliland guud ahaan.

40EF004A-DCC2-48AF-BEED-44807A2B06C7.jpe
Ka dib waxaan la wada soconaa xukumadii uu dhisay madaxweynaha somaliland ee muuse biixi cabdi anigu waxaan ka mid ahaa taageerayaashii madaxweynaha balse ilaa iyo intii uu dhisay golahan wasiirada anigu aad iyo aad ayaan u saluugsanaa.

Sababtoo ah dadka uu u xushay mansabyadu inta badan maahan dad u qalma wasiirada sida weyn u dhaawacey xukumadiisa ee bulshada dhexdeeda ku fashilmey ee maanta la eegaaye in uu isbadal ku sameyo waxaa ka mid ahaa.

1 wasiirka warfaafinta fashil

dir=”auto” style=”text-align: justify;”> 2 wasiirkan arrimaha dibada ooy aheyd in uu dibada ka dhigo xukumada maadaama uu in badan wasiir ahaa

3 wasiirka arrimaha gudaha oo ku fashilmay siyaasadii arrimaha gudaha

Mareeyaha duulista hawada oo xilkaasi ku fashilmay

4 gudoomiyaha kaydka raashinka oon xilkaasi sinaba istaahil ugu aheyn

5 wasiirkan tacliinta eed hadana u badashey arrimaha dibada waxaa saaran calaamatul suaal?
Waxa uu soo kordhin doono.

Hadaba anigoo in badan taageersanaa siyaasadaad waxaan maanta kuu arkaa in aad guud ahaanba faashil ku tahey siyaasada dalka waxan kuu soo jeedinayaa hadaanad siyaasadan badalin in aad iska casisho xilkan ood ku baaqdo doorashooyin degdeg ah ood waliba. Furto xisbiyo cusub.

Qore: Tahir hussein

ETHIOPA -ADDIS ABABA.
geesiga244@gmail.com

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this