Zafir Posted April 8, 2006 Wuxuu ku Qadeeyaa Qaadka, Wuxuuna ku Casheeyaa Ciidda, Oolyadana wuu ku Qubeystaa!!! Markii ay dheceen dagaalladii sokeeye, Madhoodhow waxa uu ka mid ahaa dadkii ka soo qaxay magaallada Dhuuso-mareeb, waxa uu soo gaaray magaallada Muqdisho, wuxuuna farsamo-yaqaan u noqday mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha kooxaha ee magaallada Muqdisho, kaddib xoogaa waxaa yara laga galay maskaxda, dadka qaarkii waxa ay yiraahdaan waa la sixray, subixii marka uu soo tooso waxa uu ku qubeystaa Oolyada oo ma dhaafo meel ay Olyo taallo, duhurkii marka la gaaro ayuu aad u cunaa Qaadka, waxaana Qaadka siiya haweenka qaadka ku gada "Black Sea" ee jidka Soddonka, maalmahaan dambe waxa uu keenay in uu cuno ciidda, jeebabkana ka buuxsado, taas oo ay aad u la yaabeen dadweynaha, mararka qaar waxa aad is leedahay maskaxdiisu waa ay dhameystiran tahay, wuxuuna ku weydiisanayaa wax alla iyo wixii uu jecel yahay, ha noqdaan raashin ama arad tir. The Story Quote Share this post Link to post Share on other sites
facklexm Posted April 8, 2006 Oh, my days, is he Somali. He freak me out man. Quote Share this post Link to post Share on other sites