Deeq A. Posted November 10, 2018 Muqdisho ( Sh. M. Network )-Ugaas Maxamed Weli Sheekh Axmed Nuur oo ka mid ah waxgaradka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dowladda federaalka Soomaaliya in ay faragaliso khilaafka siyaasadeed ee hareeyay Galmudug. Ugaas Weli ayaa sheegay in xaaladda cakiran ee Galmudug ay sababi karto in uu dumo maamulkaasi oo hada u kala jabay laba garab. Sidoo kale waxaa uu dowladda Soomaaliya ku booriyay in ay samata bixiso Galmudug, si loo badbaadiyo jirtaanka maamulkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/vvv.mp3 The post DFS Oo loogu baaqay in ay faragaliso khilaafka Galmudug appeared first on Shabelle. View the full article Share this post Link to post Share on other sites