Sign in to follow this  
Deeq A.

Warar dheeri ah: Labada qarax ee Muqdisho ka dhacay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Laba qarax oo aad u culus ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Qaraxyada ayaa lagu warramayaa inay ka dhadhaceen agagaarka KM4, waxaana sidoo kale la maqlayaa rasaas xooggan oo dhaceysa.

Wararka ayaa sheegaya in labada qarax ay ka kala dhaceen agagaarka hotel Saxafi iyo Xarunta CID-da ee Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sheegaya in rasaasta dhaceysa laga yaabo inay tahay in koox hubeysan ay gudaha u galeen xarumahaas.

Naga filo faahfaahin dhowaan, Insha Allah

88DB26E9-28F0-4512-A041-DDAC81EF2EEB.jpe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this