Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso) Gudoomiyaha gobolka Sool ee Puntland ”Jeedaantu waxa ay rabaan in ay car qaladeeyaan Nabdii la dhex dhigay beelihii ku dagaalamay Sool ”

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Gobolka Sool ee Puntland Abuurkar  Cabdi Geele ayaa sheegay in maal mahan magaalada Laas-caanood ay ku soo qul qulayeen xubno ka tirsanaa mamaulka Jeegaanta  oo uu hogaaminayay  Wasiirka arimaha gudaha ee maamulka Hargaisa  Maxamed Kaahin.

Waxa uu shegay Gudoomiyaha in wafdigan ay Laas-caano u yimaadeen sidii ay ucarqaladeen lahaayeen Nabada laga dhex wado beelihii dhawaan ku  deegaanka Dhumey ,oo ay markii horeba ay ka dambeeyeen.

 

Waxa uu sheegay in Nabadeenta dadkii ku dagaalamay deegaanka Dhumey ay utaalo xalinteeda Isimada dhaqanka ee Puntland iyo dowladda .

Halkan ka dhegayso.

      Gudoomiyaha Sool Puntland

gudoomiyaha-sool-777x437.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this