Deeq A. Posted November 8, 2018 Madaxweynihii Iscasilay ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheikh aaden ayaa Diyaarad khaasa waxay u qaadey Naiorbi. Wax tafaasiil ah kama uusan bixin Safarkiisa iyo Mustaqbalkiisa Siyaasadeed. Warar maanta Puntlandi heleen balse aan wali rasmi ahayn ayaa waxay sheegayaan in Shariif Xasan uu Muqdisho kusoo laaban doono halkaasoo uu diyaar ugu yahay Kursi ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Wararku waxay sheegayaan in Nin ay aad isigu dhowyihiin uu booska xildhibaanimada u baneyn doono sidaasna uu Shariif Xasan uga mid noqon doono Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya. Puntlandi.com Kismaayo Source Share this post Link to post Share on other sites