Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaan katirsan Baarlamaanka maamulka Hir Shabelle ayaa qarax gaarigiisa loogu xiray magaalada Muqdisho.

Qaraxaasi ayaa waxaa uu ka dhacay agaarka beerta nabadda  ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Xildhibaan Cabdiwali maxamed Maxamuud oo kamid ahaa baarlamaanka maamulka Hirshabeelle waxaana qaraxaasi sidoo kale ku dhintay darawalkii gaariga waday.

waxaa sidoo kale qaraxa ku dhaawacmay labo kamid ahaa dadkii la socday xildhibaanka.

Faah Faahinta dib kala soco Insha allah

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Xildhibaan ku dhintay qarax gaarigiisa loogu xiray Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this