Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Madoobe “Wixii qaldama waxaa masuul ka noqon doonta Dowlada dhexe,

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jubaland Axmed  Maxamed Islaan  Axmed  Madoobe oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubalada hoose ayaa eedeen culus ujeediyay dowladda Fadaraalka Soomaaliya .

Waxa uu sheegay in ay dowladdu  ay awood u isticmaalayo bur burita dowladd goboleedyada Soomaaliya .

Axmed Madoobe ayaa walaac ka muujiyay doorashada maamulka Koofur Galbeed, wuxuuna ka digay in rabshado ay ka dhacaan magaalada Baydhabo.

“Wixii qaldama waxaa masuul ka noqon doonta Dowlada dhexe, sidaan hadii ay wax kusii wadaan bur bur ayey sababi doonta, mana jirto cid ay ka adkaan karaan ayuu yiri Axmed Madoobe.

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this