Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso) Maxay ka wada hadleen Wasiirka Cadaalada Puntland iyo Wafdigii ka socday Hay,ada ladagaalanka ka hortaga dambiyada culus ?

Recommended Posts

Deeq A.   

khuburo ka socotay  Hay,ada  caalamig ah ee ladagaalanka dambiyada  culus iyo  Maandooriyaha  ee Qaramada Midoobay, ayaa waxa ay booqdeen  Maxaabiista Burcad badeeda ah ee kuxiran xabsiyada Puntland ,oo qaar kood xukunadooda dhamaystay.

 

Wasiirka Wasaarada Cadaalada Diinta iyo Awqaafta dowladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac ayaa shegay in ujeedka wafdiga ay u yimaadeen ay tahay sidii ay u soo kormeeri lahaayeen sandiiba mar xaalada Maxaabiista .

Wasiirka ayaa sheegay in wafdiga ay ka wada hadleen sidii looga qafiifin lahaa xabsiga Maxaabiista  uxiran falalka Burcad badeeda ah.

 

Halkan ka dhegayso.

      Wasiir Xabiib

Wasiir-xabiib.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this