Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso) Barakacayaal ku sugan degmada Burtinle oo ay soo food saartay daruufo Nololeed

Recommended Posts

Deeq A.   

In ka badan 115 qoys oo ka mid ahaa dadkii ka soo barakacay dagaaladii u dhexeeyay Qoomiyada Oromada  iyo Soomaalida  dagan Itoobiya, ayaa xaalad nolol xumo waxa ay ku haysataa duleedka bari ee degmada Burtinle .

Dadkan ayaa  dulsaar ku ah  qoysas kale oo Barakacayaal ah oo ku nool  kaamamka Barakacayaasha ee degmada .

Qoysaskan ayaa sheegay in aysan haysan Hoy Cunto iyo wax ay dhaxanka ka galaan.

Dowladda Puntland iyo shacbkeeda ayay baaq udireen.

Gudoomiyaha degmada Burtinle  Maxamed Maxamuud Axmed Buur Dibi ,ayaa ka mid ahaa dakii booqday kaamkan ay ku nool yihiin qoysaskan.

Halkan ka dhegayso.

      Dadka ka soo barakacay Itoobiya

qoysaska.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this