Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Yariisow Oo fariin u diray Hay’adaha Samafalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-C/raxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho ayaa fariin adag u diray hay’adaha Samafalka ee ka howlgalla magaalada Muqdisho.

Guddoomiye Yariisow ayaa xusay in looga baahan yahay hay’aduhu in maamulka G/ Banaadir ay ku soo war galiyaan mashaariicda ay ka fuliyanayaan gudaha Caasimadda.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in ay muhiim tahay in laga warqabo dhamaan waxyaabaha ay fulinayaan hay’adaha Samafalka ee ka howlgala guud ahaan dalka.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/11/cod-jooy-yariisow.mp3

ow

The post Guddoomiye Yariisow Oo fariin u diray Hay’adaha Samafalka appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this