Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Xisbiga WADDANI Oo Dhaliiyay Siday Xukuumaddu Ugu Fashilantay Colaada Degaanka Dhuumay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Md. Khadar Xuseen Cabdi ayaa waxaa uu mid mid isku dultaagay dhaliilo ay leedahay xukuumada Muuse Biixi , taas oo uu sheegay in ay ku fashilantay hoggaamintii dalka.

Sidoo kale Xoghayaha WADDANI ayaa sheegay in siyaasadii arrimaha dibada iyo arrimaha gudaha ee xukuumadda Muuse Biixi ay tahay mid fashilantey Somaliland –na qarka u saarantey inay xaafad xaafad u kala googo’do, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this