Deeq A. Posted November 8, 2018 Musharaxiinta utartamaysa doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta waxa ay soo saareeb War-saxaafadeed ku aadan in dib loo digo doorashada Madaxweyne ee maamulka Koonfur Galbeed oo ku asteesneed 17 bishan. Muqtaar Roobo oo kamid ah Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay iscasilaada Shariifka , wuxuuna ku baaqay in la soo dhamaystiro gudigii doorashada oo intooda badan xilkii horay isaga casilay . Dowladda fadaraalka Soomaaliya ayaa maalmihii udambeeyay faragalin ku haysay doorashada Koonfur Galbeed , iyadoo Xildhibaanadii dooran lahaa Madaxweynaha loo daabulay Muqdisho,taas oo keentay in Shariif Xasan uu isga tago xilka . Madaxda maamul Goboleedyada Puntland, Jubaland , iyo Galmudug ayaa ku eedeeyay dowladda in ay qalalaasaha ka socda Koonfur Galbeed ay ka dambayso. Source Share this post Link to post Share on other sites