Sign in to follow this  
Deeq A.

War Deg Deg Ah: Madaxweynihii Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Oo Is Casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Baydhabo)Madaxweynihii maamul goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa iska casilay xilka madaxweynenimo sidoo kale waxa uu ka tanaasulay tartanka Doorashada.

BBD0BCBD-3370-41ED-BBC2-7E5A867511F0.jpe

Waxa uu ku eedeeyay dawladda dhexe ee Soomaaliya in ay cadaadis saartay. Shariif, ayaa xubin ka ahaa midowga dawlad goboleedyada Soomaaliya oo dawladda dhexe si weyn uga soo horjeeday. Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas ayaa xilka sii hayn doona iyadoo la filaayo in Madaxweyne cusubna la soo doorto.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this