Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Ee Warfaafinta Madaxwaynahu Miyuu La Socdaa Awoodiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Xasan Maxamud Maxmed Agasimaha Maamulka ayaa saamaynta Iyo Awood uu ku leeyahay waxa ay ifka soo baxday Sannadka Horaantiisi Kadib markii. uu isku shaandheen uu wasiir Guribarwaaqo uu ku sameyay Agaasime waaxeed wasaarada kaligiina laga reebay. Maamulkii hore ee wasaarada.

BBF4A33D-9420-4592-AA9E-93AB6584706E.png

Masuuliyinti xilka laga qaaday ayaa cod dheer ku sheegay in wasiir lagala taliyay xilka qaadistoodi waxayna warbaahinta iyo shacabka la wadaageen dulmiga iyo ku tagi falka awooda wasiirka iyagoo diirada saaray in meeshii laga cabanaayay ee hawlaha iyo shaqada xaruunta ay ka socon wayday islamarka u muuqatay shaqaalaha iyo Hawlwadeenada ay ahayd agaasimaha maamulka iyo Lacagta Wasaaradda iyo Xiligaa ay socotay Dardargalinta shaqooyinka dhinac maamulka iyo lacagta ee Wasaaradaha dalka oo dhan waxay rajaddu ahayd

in uu isbadalkaa uu raaco balse may dhicin.
Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Abdi ayaa wasaarada Warfaafinta u soo magacabay Agaasime Cusub oo layidhaahdo Ali Aliyow.

agaasimaha oo Xooga saaray sidi uu la soo noqon lahaa Awooda maamulka Wasaarada madaama uu afka isaga duubay agaasimaha Maamulka iyo Lacagta kaas oo loo daba fadhiisanayay lagu wiixii Hawl ah. soo iibinta. heshiisyada. isteeshinariga is beer baarka shidaalka iyo wiixii kale oo dhan.

runtii ali Aliyow talaabooyin fiican wuu qaaday balse agaasimaha Maamulka iyo Lacagta Xasan Yare Oo awooda wasiirka haysta ayaa waxa dhacday in uu xidhay maalin uu xafiiski agasimaha maamulka iyo lacagta ee wasaarada . isaga oo qoray sababihi uu u cuskay xidhitaanka xafiiska. waxana ka mid ahaa ku tagi falid awoodo aan sharciga siinay. iyo musuqmaasuq.

iyo arimo kale Arintaa mar halkaa marayo waxa maqlay wasiirka wasaarada Guribarwaaqo Talaabadii uu wasirku qaaday ayaa noqtay in isaguna uu Quful weyn ku dhufto xafiiskii Agaasimaha Guud Ali Aliyow waxayna arintasi noqotay mid ka fajicisay dhamaan dadkii ogaa arimaha ka dhex socda wasaarada markaa agasimaha Maamulka iyo lacagta waxa uu ku maqnaa safar dalka ingiriiska may dhicin in si sax ah loogalo dhacdada xiisadii la xidhiidha labada xafiis ee xidhan balse waxa afka la qaad noqotay markii la shaaciyay xilka qaadistii agaasimaha Guud ali Aliyow waxan kor u kacay awoodi agaasimaha maamulka iyo Lacagta ee wasaarada Warfaafinta xasan Maxmud isagoo landon jooga ayuu wasaarada ka maamulayay agasimaha Guud ee Cusub Cisman warsame loogu sheegay in hawlaha wasaaradu ay ku xidhan tahay agasimaha maqan Mudo sadex bilood ah tamashlayn iyo Dalxiis Agaasimaha Maamulka uu ku joogay Dalka UK Mudo 3 Bilood ah. waxana isku xaniban oo Hawlihii shaqo oo uu gacanta ku hayay. kharashaadkii wasaarada Warfaafinta .Radio. hargeisa. wargaysaka Dawan. iyo tvga qaranka somaliland. Oo intaba uu maamulayay. Lacagtooda iyo kharashaadkoodi.

(Xasan yare) waxa u xaniban oo kale lalana sugaaya saxiixiisa kharashkii lacagtii lagu dalbi lahaa qalabkii idaacada weyn radio hargiesa oo hawada ka maqan. in muda ah. lama garanaayo. sababta Masuul halboowle u ah wasaarada waxaas oo dhan oo taagnaa Madaxtooyadu way ka warhaysay maqnan shiyaha agaasimaha. safarkii dheer ee london marki uu soo gabagaboobay waa uu ku soo laabtay shaqadii halkiisi ayuu ka wataa awoodihi iyo maamulki waa u siidii walina agaasimaha guud waxba kuma wareejin la xisaabtan ma jiro.

Farxaan Boodaale

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this