Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso) Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe oo soo dhaweeyay Howlgalka lagu banaynayo wadooyinka xiran

Recommended Posts

Deeq A.   

Shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa aad u soo dhaweeyay  howlgalka ay dowladda hoose ee degmada Garoowe ay ku banaynayso jidadka xiran ee dhexmara suuqa Inji ee Garoowe .

Suuqan ayaa ahaa mid cirir ah oo dadka igaagiidkuba aysan iga gudbi jirin.

Madaamuka degmada ayaa sheegay in howshan ay qayb ka tahay horumarinta degmada iyo soo celinta bilicda magaalada .

Halkan ka dhegayso .

      Shacabka Garoowe

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this