Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso) Madaxweyne Gaas oo gudi usaaray dadkii ku barakacay colaadii Dhumey

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowladda Puntland C/wali Cali Gaas  ayaa gudi u saaray colaadii dhawaan ka soo cusboonaatay  deegaanka Dhumey ee gobolka Sool ,taas oo ay ku dhinteen dad ka badan 70 qof .

Sidookale gudigan ayaa ka shaqayn doona sidii gar gaar loo gaarsiin lahaa dadkii ku Barakacay colaadii deegaanka Dhumey oo qiyaastii lagu sheegay in ay gaarayaan dad ka badan 6 kun oo qoys .

Gudigan ayaa ka kooban xubno ka tirsan golaha Wasiirada ee Puntland iyo qaar kamid ah Culimaa,udiinka Puntland.

Halkan ka dhegayso Sheekh C/qani Qorane oo kamid ah Gudiga.

      Qorane

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this