Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhegayso ) Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha dowladda Puntland iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ayaa maanta  magaalada Garoowe waxa uu kula kulmay  wefti uu hogaaminayo safiirka midowga yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Fulgencio Guiz Garido.

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiwali Gaas  ayaa sheegay in ay ka wada hadleen  safiirka  dhammaystirka wadada Gaalkacyo – Garoowe oo dhismeheedu meel wanaagsan marayo, Madaxweynaha ayaa hoosta ka xariiqay inaanay waxba ka jirin warar kutiri-kuteen ah oo sheegaya in masharuuca wadadu istaagey, isla markaana waxa uu xaqiijiyey Madaxweynuhu in midowga Yurub ay wadada u raadinayaan lacago dheeraad ah oo ay ku dhammaystirayaan dhismaheeda.

Halkan ka dhegayso.

      Madaxweynaha iyo Danjiraha

Sawiiro.

1-1.jpg 2-1.jpg IMG_6372.jpg IMG_6402.jpg IMG_6405.jpg IMG_6421-1.jpg IMG_6421.jpg IMG_6424.jpg IMG_6469.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this