Sign in to follow this  
Deeq A.

GIDG Oo ka digay faragalinta doorashada Koonfur Galbeed

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho ( Sh. M. Network )-Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa ka digay faragalin ay sheegeen in lagu hayo doorashada K/ Galbeed Soomaaliya.

War-Murtiyeed ka soo baxay golaha ayaa waxaa lagu Cambaareeyay faragalintaasi oo ay ku eedeeyeen dowladda dhexe ee federaalka Soomaaliya.

Sidoo kale waxa ay soo dhaweeyeen Is casiladdii xalay ay ku dhawaaqeen xubnihii guddiga doorashada maamulkaasi.

Halkan hoose ka Akhriso:-

45422865_2160886140818219_85100317505696

The post GIDG Oo ka digay faragalinta doorashada Koonfur Galbeed appeared first on Shabelle.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this