Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Funny Somali Names (MenWomen)

Recommended Posts

Abwaan   

lol...Liqaaye, dafaaye, Shidaaye...alaabtaas buu ka tegey...nice one....Jaajuumoow is rageedii. I wonder where he is at now. Last time I saw him he was @ Utaanga in 1992.

 

Malaha maanta magacyada hadduu tirin lahaa oo ku celin lahaa sidaan buu dhihi lahaa:

 

Ma quuste, Ma qance, Ma qoye, Ma qanciye, Hebel Jeelle, Kaalay i dooro, Isbaarayste, Qalaaye, Qarwaaye, Khayrlaawe, Waa la i wataa, Yaanba loo kala harin, Argagixiso Iyo qaar kaloo badan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by -:

^^All drugs weren't recommended at all. I need more hands-on remedy by a special doctor.Of course all applicable fees will be paid
:D;)

Here's your prescription:

 

Dr. Kool_Kat, M.D.

123 Main Street N, Suite 111

Toronto, Ontario, M4V 1J6

 

Date: Nov. 20, 2007

For: - Che

 

Take Layzie 50mg

Three times a day

For 10 days

 

If that doesn't work, please come back for further testing...Side effect include (but not limited) moderate to sever rash (kax kax kax), back pain, knee pain, etc...Please consult your pharmacy for further details...

 

Next patient in line please... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^War hadal dhan wexey ka dhigteen strawberry shake this, strawberry cake that...Socda dheh...Ani koleey faataxada iyo qulwala iyo yaasiinka aan isugu daraa...

 

Faarax, you wanna be the next patient, I can priscripe qof sujui nimada kaa juuciso...Kaax Kax Kax Kaaax...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

^War hadal dhan wexey ka dhigteen strawberry shake this, strawberry cake that...Socda dheh...Ani koleey faataxada iyo qulwala iyo yaasiinka aan isugu daraa...

 

Faarax, you wanna be the next patient, I can priscripe qof sujui nimada kaa juuciso...Kaax Kax Kax Kaaax...

Tolow,Sheekadan strawberiga intee naga soo gashay? Ani waan yaabe?

 

Prescription oo dadka rashes ukeenayo,haa iga ahaato. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by LayZieGirl:

^kaalay, strawberry iyo banana iyo vanilla, iyo intii shake jirto waa wax aniga iy Che noo taalo, ee mimi kanana wewe aan ku dhahay@Brown.

:D:D

 

Mimi Kanana ama yeye kanini( :D ) dheh,meeshan walaxa ka jira,ee warka noo daadiya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Hakii amunga, mee eheed horta...Mise, Nakubendha...Kix kix kix...

 

Stawabewy, wanilla, banana shake mee sheekada marooysaa...XASHAC!!! Ani mugoo tabaaraga aanii aqrinooyaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Nuune yuu ku maqlin. Asaga aa conspiracy theory ku daalay.

 

PS: Waa niga ilooyab, kastar aan mardhow test lagu sameenaa, anaga whip cream ala gaalo manaqaano, kastar only.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

^Hakii amunga, mee eheed horta...Mise, Nakubendha...Kix kix kix...

 

Stawabewy, wanilla, banana shake mee sheekada marooysaa...XASHAC!!! Ani mugoo tabaaraga aanii aqrinooyaa...

Jecliyaa markee somalida af somali ku hadasho,kix kix kix@Haki amunga!!! :D Waa soo dhaweysay smile.gif

 

Anyway,jaaw dadow smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this