Che -Guevara Posted November 20, 2007 ^^^I was talking about alternative medicine. I don't know what you are on about awoowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 20, 2007 Originally posted by -: ^^^I was talking about alternative medicine. I don't know what you are on about awoowe. Haye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 20, 2007 Eehhmmm! waa sida Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 20, 2007 ,,,,,, waxbaa ka dhacay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted November 21, 2007 lol...Liqaaye, dafaaye, Shidaaye...alaabtaas buu ka tegey...nice one....Jaajuumoow is rageedii. I wonder where he is at now. Last time I saw him he was @ Utaanga in 1992. Malaha maanta magacyada hadduu tirin lahaa oo ku celin lahaa sidaan buu dhihi lahaa: Ma quuste, Ma qance, Ma qoye, Ma qanciye, Hebel Jeelle, Kaalay i dooro, Isbaarayste, Qalaaye, Qarwaaye, Khayrlaawe, Waa la i wataa, Yaanba loo kala harin, Argagixiso Iyo qaar kaloo badan! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 21, 2007 Originally posted by -: ^^All drugs weren't recommended at all. I need more hands-on remedy by a special doctor.Of course all applicable fees will be paid Here's your prescription: Dr. Kool_Kat, M.D. 123 Main Street N, Suite 111 Toronto, Ontario, M4V 1J6 Date: Nov. 20, 2007 For: - Che Take Layzie 50mg Three times a day For 10 days If that doesn't work, please come back for further testing...Side effect include (but not limited) moderate to sever rash (kax kax kax), back pain, knee pain, etc...Please consult your pharmacy for further details... Next patient in line please... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 21, 2007 ^^^Laaailaaha@rashes,LOL!!!! Yaqee,labadaan aan fataxada isku marno,calaashan wee is dandansanoyan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 21, 2007 ^War hadal dhan wexey ka dhigteen strawberry shake this, strawberry cake that...Socda dheh...Ani koleey faataxada iyo qulwala iyo yaasiinka aan isugu daraa... Faarax, you wanna be the next patient, I can priscripe qof sujui nimada kaa juuciso...Kaax Kax Kax Kaaax... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 21, 2007 Originally posted by Kool_Kat: ^War hadal dhan wexey ka dhigteen strawberry shake this, strawberry cake that...Socda dheh...Ani koleey faataxada iyo qulwala iyo yaasiinka aan isugu daraa... Faarax, you wanna be the next patient, I can priscripe qof sujui nimada kaa juuciso...Kaax Kax Kax Kaaax... Tolow,Sheekadan strawberiga intee naga soo gashay? Ani waan yaabe? Prescription oo dadka rashes ukeenayo,haa iga ahaato. Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted November 21, 2007 ^kaalay, strawberry iyo banana iyo vanilla, iyo intii shake jirto waa wax aniga iy Che noo taalo, ee mimi kanana wewe aan ku dhahay@Brown. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 21, 2007 Originally posted by LayZieGirl: ^kaalay, strawberry iyo banana iyo vanilla, iyo intii shake jirto waa wax aniga iy Che noo taalo, ee mimi kanana wewe aan ku dhahay@Brown. Mimi Kanana ama yeye kanini( ) dheh,meeshan walaxa ka jira,ee warka noo daadiya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 21, 2007 ^Hakii amunga, mee eheed horta...Mise, Nakubendha...Kix kix kix... Stawabewy, wanilla, banana shake mee sheekada marooysaa...XASHAC!!! Ani mugoo tabaaraga aanii aqrinooyaa... Quote Share this post Link to post Share on other sites
LayZie G. Posted November 21, 2007 ^Nuune yuu ku maqlin. Asaga aa conspiracy theory ku daalay. PS: Waa niga ilooyab, kastar aan mardhow test lagu sameenaa, anaga whip cream ala gaalo manaqaano, kastar only. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 21, 2007 Originally posted by Kool_Kat: ^Hakii amunga, mee eheed horta...Mise, Nakubendha...Kix kix kix... Stawabewy, wanilla, banana shake mee sheekada marooysaa...XASHAC!!! Ani mugoo tabaaraga aanii aqrinooyaa... Jecliyaa markee somalida af somali ku hadasho,kix kix kix@Haki amunga!!! Waa soo dhaweysay Anyway,jaaw dadow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 21, 2007 ^Hayehee, ciao...Laakiin maa ii saxdid waxaan qoray intaadan bixin? Quote Share this post Link to post Share on other sites