LayZie G. Posted November 18, 2007 LOL@ "Ma maqlin oday Somali ah galbeedka ku nool baa xaajiyadiisa afka ka dhunkatay." good one che, and we posted at the same time, this definitely calls for a shake and a toast all at once PS:KK, aniga maba ogi waxa aan ku qoslaayo, you did after all make me sound like I get around. Its like I am SOL's own C_ _l G_ _ L or something, acudii billaah, ee maxaa waaye sheekada hada wadid, aniga aaba igu soo noqoday sida neph raaxada keega qaadeysay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 18, 2007 Originally posted by -: LoooooooooooL@Ayeeyo, you had me laughing. I was thinking of Lazy when I said that, not my ayeeyo. War heedhe war new eh nig dheh, Layzie KK aan ka yarahay mee kaa dhaadhacsiisay? Ale uunbaa kaweyn iyada...Ilkeheeda boloka ah kama fahmin...looooool... LAYZIEEEEEEEEEEEEEE, alcoholics anonymous makuu wacaa...Laakiin you still have hope hadaa Ben & Jerry's (may I say - CIYAAL MAAMO waaxid)...Ani laakiin Couvoisier iyo Hennessy markaa gaartid lee isla sheekeysaneenaa...Horta Moet hadaa taabatidna, horay lee ii sii dhaaf...Then you'll defniately know...Ok ok let me stop here before I incriminate myslef...looooooooooool... this definitely calls for a shake and a toast all at once Walee dab yar ma shideysid...Yaah, adaabo fakad ehee maa ii sheegtid...I know CHE inaa kadhimeey kadhim isla dheeshiine... Kadhimeey kadhim, KOOW Kadhimeey kadhim, LABO Strawberry cake gone... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 18, 2007 Ahhhhhhhhhhhhh KK ,, Finally ma soo toostay I had a really great resting day here ,,,,,,, cashadii baa dabka ii saaran Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2007 I will toast that Lazy. KK......Hadee intaas jidho dee Alxamdulilah. She get wisdom and experience. Who could beat that Walee dab yar ma shideysid...Yaah, adaabo fakad ehee maa ii sheegtid...I know CHE inaa kadhimeey kadhim isla dheeshiine... Kadhimeey kadhim, KOOW Kadhimeey kadhim, LABO Strawberry cake gone... [big Grin] LoooooooooooooL....That bring back memories. You should see Nacash Nacashta iyo Dhaantada saan u ciyaarno, and all at the same time. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 18, 2007 ^War iga tag ani Dhaanto ma dheelin waligeey...Ayeeyooyinkaa aa arooyada ka dheeli jiray... LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL@wisdom & experience...Maxaa ka wadaa experience? I await for the answer... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 18, 2007 Disappointed ayeeyo. Hadaad dhaanto dheelin ma,adaa wax arkey. Ciyaal xaafad igu noqotay. Maxaa ka wadaa experience? I await for the answer... That's for Lazy to know, and for Che to experience, I mean experience it really good Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted November 18, 2007 ^Anaa ciyaal xaafad weeyn... Bas bas, adi waxaan ogahaa ku haayo, allaha kaa jabiyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 18, 2007 maxaa haya ?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted November 19, 2007 Maan, ruwaayadii Nuur Jeyte [Eebba ha u naxariistee], Siyatoom iyo Awkuuku jilaayaan soo xasuustay. Nuur Jeyte [Eebba janadiis haka waraabiyee] asagoo magacyadaan hoos ku qoran aqrinaayo in that clip of Iskoolka Maxaa'iga'galay: Faadumo Shiirtooy Xuseen Xamxam Xasan Xiimaaye Xaliimo Xaax Xaawo Xuux Cali Cambuulo Khadiijo Gorgoro Maryan Mishibiyeeri Kaltuun Kal'iyo'mooyo Luul Burjiko Shamso Shaah'iga'dhiib Shukri Maafiyo Maxamed Makarooni Fardowso Biyamaleh Max'ed Bulkeeti Farxiyo Meeshii'aawey Sacdiyo Xili'iga'dheh Khadro Qalbiweyn Jaamac Jilib Saciido Fiinaale Faarax Musbaar Cibaado Caadiyoos Qamar Qaalawaqiila Cibaado Caadiyoos Qamar Qaalawaqiila Nasra Ani'miyaa'aboo Farxiyo Fiikoli Faa'isa Gadaaluweyn Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 19, 2007 Originally posted by Kool_Kat: ^Anaa ciyaal xaafad weeyn... Bas bas, adi waxaan ogahaa ku haayo, allaha kaa jabiyo... Waxii ihaaya hadaad ogtahay daawo ma sheegtido Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nephissa Posted November 19, 2007 ^ you cure feebaro with aasbaro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 20, 2007 ^^^Over the counter drugs won't do. What else do you find on mind Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 20, 2007 Originally posted by -: ^^^Over the counter drugs won't do. What else do you find on mind Abishilin isku qabo,aw Lol@Assbaro for feebaro Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 20, 2007 ^^All drugs weren't recommended at all. I need more hands-on remedy by a special doctor.Of course all applicable fees will be paid Quote Share this post Link to post Share on other sites
Faarax-Brawn Posted November 20, 2007 Originally posted by -: ^^All drugs weren't recommended at all. I need more hands-on remedy by a special doctor.Of course all applicable fees will be paid Daawo umabahnid markaas, You need wax kale adeer & i cant help you Quote Share this post Link to post Share on other sites