Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo Gaadiid Raashin Ah U Diray Dadkii Ku Barakacay Dagaalka Dhumey Ee Keenfurta Gobolka Sool.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Laascaanood)-Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Cumar Cagjar ayaa gargaar raashin u soo diray beelihii dhawaan ku dagaalamay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.45294300_1221122781364312_1827017240189345337745_2277901295774378_4833526722852845337745_2277901295774378_48335267228528

45282919_1221122784697645_21662374251294
Mustafe Cumar Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa gaadiid sida gargaar raashin ah u diray dadkii ku barakacay dagaalka Dhumey ka dhacay ee keenfurta Gobolka Sool.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this