Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni : – Shisheeyuhu waxay donayaan in ay South Sudan ka dhigaan meel bahalo galeen ah sida Somalia iyo Libiya

Recommended Posts

Deeq A.   

140224205344-uganda-gay-law-yoweri-musev
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni

” ILAAHOW CEEB ASTUR “

Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa weli aaminsan in Somalia tahay meel bahalo galeen ah.

Madaxweyne Museveni oo ka qeyb galay dhaqan gelinta heshiiskii nabada ee la dhex dhigay Madaxweynaha South Sudan Salva Kiir iyo Madaxweyne ku xigeenkiisa Riek Machar ayaa bartiisa uu ku leeyahay Twitter ku tibaaxay weerahan :

” Shisheeyuhu waxay donayaan in ay South Sudaan ka dhigaan meel bahalo galeen ah sida Somalia iyo Liibiya.

Isagoo u mahadnaqay madaxda reer South Sudan ee heshiiska gaaray, isagoo u balan qaaday taageerada Dawlada Uganda.

Lakiin nasiib xumo Madaxweyne Yoweri Museveni wuxuu iloobay in Madaxweyne Farmaajo iyo Xukumadiisu jogaan goobta heshiiska lagu saxeexay, isuna qabaan in ay qayb ka yihiin Madaxda Gobolka ee doorka ka ciyaaray nabadeynta South Sudan.

” ISU QABE, AAN LOO QABIN OO QAADAN “

Screenshot_20181101-220753_Twitter-213x3

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this