Saalax Posted November 1, 2018 FAYSAL CALI WARAABE IYO MAALINTA CALANKA UAE 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted November 1, 2018 ^^^^^^^ Xulafaysi ma maqashay horta? Dabkii baxayaa dab lagu qabsadaa Dee! 1 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 1, 2018 Ingriis cade was never a colony it was a protectorate we we never colonized by the brits. Somaliland had a unique treaty with the brits dating back as for as 1827. And then later from 1884 the clans of Somaliland all signed treaties again. As for the khaleejis they invest in our ports we get a military base . We built the berbera coridor. From berbera to Ethiopia Addis Ababa and cover the entire oromia and a quarter of the amxara region. Its strictly bussines getting port revenues. Somaliland shines and Somalia is still a failed state in2019 wala cheeseman wala caanodhacdi walanweyn can change any thing. Somaliland has a bright future's we are not Ugandan colony or xabashi Colony and we certainly do not answer to some white south African United nation bureaucrat. And fight over aid money or detonate bombs in our own homes like the koonfurians do since what 2006. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 1, 2018 23 minutes ago, Xaaji Xunjuf said: Ingriis cade was never a colony it was a protectorate we we never colonized by the brits. Somaliland had a unique treaty with the brits dating back as for as 1827. I guess that's why you are very fond of the queen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 1, 2018 I never had any thing against the royals do you dislike the royals. Mr che. They not to bad walaasheeni madoobayd Megan ba waxa xareystey Ina Charles son of princes Diana. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 2, 2018 15 hours ago, Che -Guevara said: I guess that's why you are very fond of the queen Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted November 2, 2018 16 hours ago, Saalax said: FAYSAL CALI WARAABE IYO MAALINTA CALANKA UAE Qolo walba oo aanu dan ka leenahay calankooda kor ayaanu u qaadaynaa 2 Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted November 2, 2018 Banii-aadamku markuu aad u daciifo indhihiisu wax buur ka yar ma arkaan. Imaaraadku buur ma'ahan walaalayaal waa dal lama dagaan kusoo noolaa iyo daruuf aad u adag in badan una soo samray. Haddaad calankiisa kor u qaado adoo kaagii shanta xidigood lahaa inkiray waa gunimo tii ugu hosaysay, Carabtu way ogtahay nin qaranimadiisii qabiil yar kasoo reebay inuusan macno lahayn, wayna soo dhawaynayaan cid kastoo u heesaysa maalinta calankooda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted November 2, 2018 Dad is dulaynaya ayagoon dawlad ahayn lalama simi karo Nigeria iyo South afrika saaxiib, siyaasad la fahmi waayana meesha kama muuqato. Bal odogaa wayn oo calanka loo dhiibay wejigiisa si fiican u eeg. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted November 2, 2018 Nin aqoon badan baad tahay iga raali ahow haddaan ku fahmi waayay. Berigii hore shekh Zaid allah-yarxumu, wuxuu jeclaan jiray ciyaar dhaqameed laga ciyaaro waqooyiga (saylici) Maalinta xus jirana wuxuu casuumi jiray aabihii umadda alaha u naxariisto halkaas bay ku daawan jireen ciyaar qurxoon labada dawladood. Iminkana adeerkaa asagoon dawlad ahayn oo qorax taagan yaa calanka imaaraadka luqunta sudhay. Intaas wax makaaga baxeen? Xoogaana?!! Innaba?!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted November 2, 2018 ^^^^ Dadqalkii haligmay hala soo shir tegin. Ma aabahaa buu ahaa wadaniga Samir waayey’e Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted November 3, 2018 Barwaaqo Aabahay intuu dhalay oo qudha yuu wax taray M.siyaadna soomaali oo dhan, sidaa daraadeed waa abaheen anagoo isku duuban. Luuqadaan aan ku wada hadlayno aniga iyo adigu ma jirteen la'aantiis, adna ingiriis baad qori lahayd aniguna talyaani. Wuxuu ahaa mideeye aan kala jeclayn dakiisa iyo dalkiisa, waana xaqiiq waxaan kuu sheegayo. khaladka dhibka,qaxa, dagaalada iyo kaneecada ehelkaaga xarshin ku dishay snm baa masuul ka ahayd waana isla ayadii waxaad ehel ka dhiganayso maanta. Usoo noqo mowduuca Rag madaxa oo haybad leh oo dal la aqoonsanyahay kasoo jeeda miyaa la odhan lahaa calankeena kor u taaga oo ruxa inta qorax la istaajiyo? Buur haddaad doonaysaan waa walaalihiin soomaaliyeed ayaga isku tiiriya adinkoon bah-dilnayn oo yara suga way soo caafimaadayaan inshaa allaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted November 3, 2018 Dhibta inahaysata qarannimada iyo siyaasada iyo falsdada ideology ayaynan waligeen isku fahmayn. Inaga iyo kahadheenka faqashta. Kahadheenka faqashta iyagu waxay doonayaan caydh cahsuurta dadka inay ku nooladaan billadu been been ah inay isku taxaan. Deedna halka ka faanfaanan Qufac dhuusaan. Inagu isku Somali manihin markaynu gorayo u heesno idina haad baad u heeseysan kaaf Iyo kaladheeri. Odaygayare afweyne abaanka talyaaniga u aha eeh musuluni dreyska uxidhay. Wadanka isagu mulahayn abihi namulahayn awoowginamalahayn reerkisuna inay waxa layidha power abuse inay sameyaan may ahayn. Doorasho iyo dastuurtoona kumu iman. Inana wadankana ka saarno xaq baanu u lahayn. Because dowlad kaxumi be Somali masoomarin. Economically desteoyed Ronald reagon ba aidka sadaqo biixinayey. Siyaasad arinadibadeed iyo tu gudde waka qudhuntay neptiosm favouritism qabyalaaad iyo sheekoyinka reerihana dhagahayaga kabattay. Maantana waad arkaysa kaare sanweyn baad kujirta. Oo bide medow baa gaaadhhaye kuah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted November 4, 2018 Haddaad gar qaadan lahaydeen doodu way gaaban lahayd waadna is fahmi lahaydeen reer koonfurka. Mushkiladiinu waa jamhuuriyad khiyaal ah yaad marqaan ku dhisteen wax kalana idin mari mayaan. Taas macnaheedu waxaa weeyaan markaad qaadirootaana waad aamustaan ama waad caytantaan, gar qaadasho maleh. Markaad marqaantaana waa jamhuuriyad aan cid aduunka joogta aqoon ka murankeeda. Meel aad hoosaysa aan idinla fariisto si aan isugu soo dhawaano, walaalayaal. Dhalinyarada saxaraha ku dhimanaysa tahriibka, kuwii alle ka bad baadiyo geerida, waxay caalamka u sheegtaan inay yihiin soomaali, si loo qaabilo waligood adhan maayaan jamhuuriyad qurux badan oo geeska afrika ku taal yaan aqoonsi u doonaynaa. Taa macnaheedu waxaa weeyaan koonfurtii aad diideen, oo jiranayd yaad sariir kula hurdaan, lagana yaabaa inaad qudhiina murmaya sidaa ku joogtaan yurub amerika. Siyaad barre haddaad ka xorowdeen maxaad caruurta dabka uga ceshan waydeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted November 4, 2018 On 11/2/2018 at 7:26 PM, Oodweyne said: Gooni, Waxa iiga baxay in aad wali tahay dhoohane "maskax-foorara". Sababta oo ah wakhtiga aad ka hadleyso ee Adeerkaa Afweyne dalka hor joogey isaga dan lagama laheyn ee dalkii Soomaaliyeed ee uu dumiyey ayaa dan laga lahaa. Maantaba mid kale oo uu adeer u yahay ayaa fadhiya Villa Somalia oo isagaba ciddi ma casuunto. Markaas "dantu" waa waxa shalay iyo maanta kala duwey. Oo ku darsoo, dhowr bilood horteed ayey aheyd markii Madax-weyne Biixi ninka dalka UAE maamula ee dhaxal-sugaha ah uu la fadhiyey xafiiskiisa isaga oo aan Mr Biixi aanu qorax taagneyn. Taasina waa "dan-kale" oo UAE ay ka leedahay Somaliland sidii ay shaleyto Adeerkaa Afweyne iyo Soomaaliya ay dan uga laheyd. Intaas ma fahantay fuleyga dhufaananow ee waliba dhoohanow? Thanks for teaching the "igu sawir" folks of koonfuria that in politics, there are no permanent friends or enemies; only permanent interests. Quote Share this post Link to post Share on other sites