Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka Oo Ka Doodi Doona Hindise Sharciyeedka Maamulka Iyo Maaliyadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta oo sabti ah yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulankan looga hadli doonaa Hindise sharciyeedka maamulka iyo maaliyadda.

Ajendaha kulankan ayaa ah akhrinta Labaad ee Hindise Sharciyeedkan, iyadoo xiuldhibaannada ay dood ka yeelan doonaan.

Hindise sharciyeedka maamulka iyo maaliyadda ayaa soo maray Akhrintiisii Koowaad, iyadoo Akhrinta Labaadna maanta uu mari doono.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this