Sign in to follow this  
MoonLight1

Ladies Gentlemen fasten your seatbelts, WE ARE HAVING A FIGHT.

Recommended Posts

Shaqaalihii Air Indiya oo Dagaal ku dhex maray Hawada Sare

 

Diyaarad ka mid ah diyaaradaha India ee Air Indiya, ayaa qolka Diyaarada laga hogaamiyo waxa uu dagaal ku dhex maray Shaqaalihii Diyaarda oo labo kooxood ah halkaas oo buuq iyo faro ka hadal ka dhashay.

 

 

Wadihii Diyaarada (Pilot) iyo mid ka mid ah Gabdhaha ka shaqeeya Diyaarada ayaa waxa soo gaaray Dhaawacyo yar yar , markii Feerka lays dhaafsanayey.

 

 

Shilkan wuxuu dhacay Markii Diyaarada Air India dul maraysay Pakistan ,iayadoo ka timid UAE kuna socotay Delhi.wadayna 106 Rikaab ah

 

 

Shaqaalaha ayaa waxay u andacoodeen in Wadaha Diyaarada (PILOT) uu faro xumeeyey ama taa tabtay Gabar jirtay 24 Sano oo ka mid ahayd Shaqaalaha Diyaarada.

 

 

Dhacdadan waxa hada baaraya Booliiska Indiya, isaga oo Wadihii diyaarada ku andacoonayo in isaga laga gardarnaa

 

 

Allsanaag.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shaqaalaha ayaa waxay u andacoodeen in Wadaha Diyaarada (PILOT) uu faro xumeeyey ama taa tabtay Gabar jirtay 24 Sano oo ka mid ahayd Shaqaalaha Diyaarada.

Taataabasho,war wuxu saqajaansanaa.

 

I wonder if there was a happy ending song after the fight, like a typical indian movie :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this