MoonLight1 Posted October 5, 2009 Shaqaalihii Air Indiya oo Dagaal ku dhex maray Hawada Sare Diyaarad ka mid ah diyaaradaha India ee Air Indiya, ayaa qolka Diyaarada laga hogaamiyo waxa uu dagaal ku dhex maray Shaqaalihii Diyaarda oo labo kooxood ah halkaas oo buuq iyo faro ka hadal ka dhashay. Wadihii Diyaarada (Pilot) iyo mid ka mid ah Gabdhaha ka shaqeeya Diyaarada ayaa waxa soo gaaray Dhaawacyo yar yar , markii Feerka lays dhaafsanayey. Shilkan wuxuu dhacay Markii Diyaarada Air India dul maraysay Pakistan ,iayadoo ka timid UAE kuna socotay Delhi.wadayna 106 Rikaab ah Shaqaalaha ayaa waxay u andacoodeen in Wadaha Diyaarada (PILOT) uu faro xumeeyey ama taa tabtay Gabar jirtay 24 Sano oo ka mid ahayd Shaqaalaha Diyaarada. Dhacdadan waxa hada baaraya Booliiska Indiya, isaga oo Wadihii diyaarada ku andacoonayo in isaga laga gardarnaa Allsanaag.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 5, 2009 Shaqaalaha ayaa waxay u andacoodeen in Wadaha Diyaarada (PILOT) uu faro xumeeyey ama taa tabtay Gabar jirtay 24 Sano oo ka mid ahayd Shaqaalaha Diyaarada. Taataabasho,war wuxu saqajaansanaa. I wonder if there was a happy ending song after the fight, like a typical indian movie Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 5, 2009 ................. I can't imagine Quote Share this post Link to post Share on other sites