Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Maaliyada oo warqad u diray Maamul Goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle  ayaa looga dalbaday madaxda maamul Goboleedyada soo gudbinta xisaab xirka lacagihii loo diray.

Wasiirka ayaa markale Codsigaan u diray maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya.

Hoos ka aqriso warqadaasi.

Maaliyada.jpg?resize=621%2C1024&ssl=1

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Wasiirka Maaliyada oo warqad u diray Maamul Goboleedyada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this