Deeq A. Posted October 24, 2018 Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa looga dalbaday madaxda maamul Goboleedyada soo gudbinta xisaab xirka lacagihii loo diray. Wasiirka ayaa markale Codsigaan u diray maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya. Hoos ka aqriso warqadaasi. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Wasiirka Maaliyada oo warqad u diray Maamul Goboleedyada appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites