Sign in to follow this  
Deeq A.

PUNSAA oo baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaalamaya gobolka Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

ppunsaa-740x493.jpg?resize=600%2C400&ssl

Dallada Bulshada Rayidkaa Puntland ee PUNSAA ayaa baaq nabeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee gobolka Sool.

War-saxaafadeed ay soo saartay PUNSAA ayaa loogu baaqay beelaha walaalaha ee  ku dagaalamaya deegaanka Dhumay ee gobolka Sool in ay ku joojiyaan colaada si shuruud la’aan ah iyo in khilaafka jira lagu xaliyo wadahadal.

Sidoo kale PUNSAA ayaa ka codsatay hoggaamiyaasha, odoyaasha dhaqanka, wax-garadka, culumaa’udiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ay in ay kaalin weyn ka qaataan sidii loo joojin lahaa dagaalka iyo dhiiga daadanaya ee dadka walaalaha ah.

Hoos ka akhriso war-saxaafrdeedka

scan33.jpg?resize=742%2C1031&ssl=1

PUNTLAND POST

 

The post PUNSAA oo baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaalamaya gobolka Sool appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this