Suldaanka Posted October 24, 2018 You can see the faces of listeners in disbelief. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 30, 2018 Mucjiso? Mucjiso waa waxaan horay loo arag oo qadar ilaahay ku yimid markaad la yaabtana waxaa la yiraahdaa (subxanalaah) wadaadkan suufiga wuxuu aradadiisa uga war bixinayaa wuxuu soo arkay mucjisana shaqo kuma leh. Koonfurta iyo soomaaliyoo dhanba inaad qaab kale ku dhimatid mooyee dahabka iyo lacagtuba banaankay yaalaan tuug bareera waa ku yar yahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 30, 2018 Af Carabiga maad fahmin yaa camoo. Waxa qofka aan hore u arag mucjusigu ugu noqonaysa kolka la adimo/eedaamo, dhamaan dadka meheradaha suuqa dhexe ayago aan wax ilaalo ah kaga tegin, ayaa lacagtii iyo dahabkii dhamaan wadhan banaanka oo aan wax dayr ah ama gidaar ah oo kaa xiga jirin laga wada dareeraya, oo masaajidka u dhaw loo wada salaad tagaya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted October 30, 2018 Inta amaanta oo qudha yaa kuusoo turjumay camoow? Qisada meesha ku jirta ma'ahan ammaanka,doolarka iyo dahabka banaanka looga tago markii la aqimo salaadda. Qisadu waxaa weeyaan dariiqda suufiyada oo isu aragta inay ku xirran yihiin saalixiin iyo culumo waa hore geeriyootay sida shekh c/qaadir jaylaani iyo kuwo nool oo ay wali barakaystaan sida asaga aabihiis. Xataa wuxuu sheegay inaysan meesha joogin dawlad xoog leh balse ilaahay ilaaliyo Waxay kaloo aaminsanyihiin inay riyo isku arkaan ayagoo kala jooga pakistan yamen baghdad iyo bangaladesh Sheekha waayeelkaa oo ku sheegay shekh daa'uud yaa kusii riyooday intuusan hargaysa tagin labo sano ka hor Risaalada uu gudbinayo waa intaas walaalo Dahabka iyo doolarkuba gaal-kacyo sidaasoo kale yuu banaanka yaalaa mucjisana ma'ahane qofkii hawaystaa wuu dhiman meel kasta ha joogo. Quote Share this post Link to post Share on other sites