Jacaylbaro Posted December 27, 2004 Wiilo maxaad ku qososhayna ??? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 27, 2004 J'baro walaalkiis waxaan ku qoslayaa simply the best hadalkeedii that is all........... Go figure:................ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2004 haaaaaaaaa ,, way iska marqaantay sow maaha Aniguba markaan qorayay waxaan faraha badan maan is ogayne ,, markaan dhameeyay oo aan preview sameeyanayay uun baan yaabay Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 27, 2004 Waraa iidaa my gal ok Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2004 Haye ,, Ok , , iyadana u sheeg inay marqaanka badan iska dhaafto Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 27, 2004 (Siday udaynee London bay joogtaaye Kaftan) J'baro ii daa simply the best, oo mar dambe haku oran marjaanka iyo waxa aad sheegayso......... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 27, 2004 Iyadaa ka gar niqi ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Passion_4_Fashion Posted December 27, 2004 ma anigaa la iga hadlayaa....oo hada ma aniga? mase waa quf kale.......yaa J_baro xaad sheegoosaa ina-adeer? Wiilo odigaaga ma iga cishanee? mase odigeyga aan kusoo dalbadaa? odigeyga waa murqiiste....mid lugo baastaha hal feer oo iga qabo hadii oo u dhiibo samada oo soo salaamaa.....marka inaad ceshatit odigaaga wax kaaga roon ma laha aan u maleenaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Diamante Posted December 27, 2004 My perfect honeymoon would be under the bright moonlight in the highly remote regions of the somali bushland with the soft scent of radiation flowing in the breeze all the way from iraq while laying on top of a rusted 1980s tank listening for the echoes of gunshots from the borderlines of ethiopia...NOW thats a perfect honeymoon ...now that should Whoo the pants off any Girl...i know just what to give you for wedding present now...A bullet proof vest for him and her Now to my honeymoon....I'll be going to Fiji...or one of those other remote islands of Tahiti Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted December 27, 2004 Simply the best macaanto waa ila jeclaan lahayd miyaa, waraa aniga iyo kan waxba iskuma hayno ok odaygaygina maahan ee iga wareegso yarta Waa inaan joojinnaa sheekada kale aan qusayn topicka maxaa yeelay waxaan ka qasaynaa dadka topicka marka fadlan aan kawareegsanno ummadda oo aan topicka sidiisa u dayno Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted December 28, 2004 Odayaashaa la isku dirayaa haye ,,,, soo daa ,,,,, come on ,,,, simply inta odaygeedii nafka ka goysay bay haddana dagaal u diraysaa sow maaha Horta topic ga muxuu ka hadlayay waaban iloobaye Quote Share this post Link to post Share on other sites