Sign in to follow this  
Yaabka-Yaabkiis

Sidee lagu gaari karaa isku filnaasho

Recommended Posts

Maxaa isleedahay, Goorme dadka somaliyed ku fikiriyaan isku filnaansho, horumar wadan, cudurka qabiilka iyo anigaa xukun jecel maskaxdooda kadhamaanesa? waxaa la yaab leh waxaan marnay dhibaato waxan dareenay ninwalba in uu wadankiisa wax ku yahay , waxaan dareenay waxbayahay hadana weli waaxan u caaboonahay qabiil. Goorme shacab isku xeran eeka fakira isku filnaansho, iyo horumar wadan kasoo baxaya umada somaliyeed?

 

Yaabka-Yaabkiis

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this