Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare Kheyre oo guddi u magacaabay arrinta maamul goboleedyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Wasiir ah oo ka kooban afar xubnood kuwaasoo Aqalka sare kala shaqeeya xalinta cabashooyinka maamul Goboleedyada.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo jawaab u ahaa war saxaafadeedkii Aqalka Sare uu kaga dalbaday Xukuumadda inay caddeeyaan mowqifkooda cabashada maamul goboleedyada iyo khilaafka maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka.

Gudigaan uu Ra’iisul Wasaaraha Magacabay ayaa yimid kadib markii Aqalka Sare ay Xukuumadda ka dalbadeen in mudo saddex Cisho ah uga soo jawaabto mowqifkooda khailaafka dowladda iyo maamul goboleedyada.

Hoos Ka Akhriso Akhriso Magacaabista Guddiga

IMG-20181023-WA0002-696x928.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this