Sign in to follow this  
Deeq A.

Ku Dhowaad 40 Qof Oo Ku Geeriyootey Dagaal Ka Dhacay Sool

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey beelo wada deggan gobolka Sool ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay wuxuu ka dhacay deegaanka Dumaar ee gobolka Sool.

Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku dhinte 35 qof, iyadoo dhaawacana uu intaasi ka badan yahay.

Xiisad ayaa weli ka jirta deegaankii lagu dagaallamay, iyadoo laga baqayo in dagaallo kale ay dhacaan.

Dhanka kale, waxaa socda dedaallo badan oo ay wadaan waxgaradka gobolka Sool oo ay ku doonayaan in dagaalkan lagu damiyo.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this