Deeq A. Posted October 23, 2018 Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey beelo wada deggan gobolka Sool ayaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay wuxuu ka dhacay deegaanka Dumaar ee gobolka Sool. Inta la xaqiijiyey waxaa dagaalkaasi ku dhinte 35 qof, iyadoo dhaawacana uu intaasi ka badan yahay. Xiisad ayaa weli ka jirta deegaankii lagu dagaallamay, iyadoo laga baqayo in dagaallo kale ay dhacaan. Dhanka kale, waxaa socda dedaallo badan oo ay wadaan waxgaradka gobolka Sool oo ay ku doonayaan in dagaalkan lagu damiyo. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites