Diaspora_Dude Posted May 19, 2009 Words: Singular, Plural ==================== ============= Form: Arji, Arjiyo Documentiyo: Sharci, Sharciga Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 19, 2009 NAXAR BAL anigana sidaan baan isbedel yar ugu sameeyey turjumaaddaadii: 1 Shaqaale ahaan, waa maxay xuquuqahaagu? Marka aad buuxineyso foomka I-9, shaqo-bixiyuhu MA SAMAYN KARO inuu: * ku weydiiyo aqoonsi gaar ah, kaamana diidi karo inuu aqbalo warqadaha aqoonsi ee saxda ah * Weydiiyo shakhsiyaadka muuqaal ama cod ajnebi leh oo KELIYA amaba dalkaan u soo haajirey inay buuxiyaan foomka I-9 * Diido aqbalidda warqad aqoonsi oo aan gaarin wakhtigii ay dhacaysey * Diido aqbalidda warqadaha caddaynta ee saxda ah. Shaqaale ahaan waxaad sidoo kale xaq u leedahay in aad dacweysid haddii: * Shaqo laguu diido ama lagaa fadhiisiyo iyadoo sabab looga dhigayo inaad ajnebi tahay amase, u cod egtahay. * Shaqo laguu diido ama lagaa fadhiisiyo iyadoo sabab looga dhigayo inaad aqoon u lahaatid afka ingiriisiga; in ka badan heerka luuqadeed ee shaqada ku habboon. Waxyaabaha kor ku qoran oo dhan waa sharci-darro, waa tallaabooyin faquuqid ah. Haddii laguu diidey ama lagaa qaaday shaqo, sababna looga dhigay waxyaabaha kor ku xusan, waxaad la hadli kartaa Xafiiska Golaha Khaaska ah Office of Special Counsel (OSC) ee Wasaarradda Caddaaladda ee Maraykanka ama U.S. Department of Justice. 2 Haddii aad rabto in aad xarayso dacwad ku saabsan Faquuqid, su'aal ka qabto buuxinta foomka I-9 ama dhawrista Shaqaalaha ee sharciga, waxaad la hadli kartaa: Xafiiska Golaha Khaaska/ Office of Special Counsel (OSC) 1-800 255-7688; haddii maqalku uu kugu adagyahay: 1-800-237-2515 U.S. Department of Justice Civil Rights Division—NYA rm 9000 Office of Special Counsel For Immigration-Related Unfair Employment Practices 950 Pennsylvania Ave., NW Washington, DC 20530 Macluumaad intaa dheer oo ku saabsan Documintiyada immigration-ka, waxaad ka heleysaa: U.S. Citizenship and Immigration Services http://www.uscis.gov 1-800-375-5283 3 Wasaarradda Caddaaladda ee Maraykanka Qeybta Xaquugda Madaniga Xafiiska Golaha Khaaska oo la xiriira Laanta Socdaalka ku dhaqanka shaqaaleyta xaqdarada Haddii aad haysatid Ruqsada Shaqada, Cidna ha u oggolaan in ay kaa qaaddo xuquuqdaada. 4 Buuxinta Foomka I-9 Aqoon Noocee ah bay u baahan tahay? ▼ Aqoonsiga aad dooneysid ayaad isticmaali kartaa si caddeysid inaad ruqso u haysatid inaad ka shaqayn kartid dalkan Maraykanka, waase haddii uu ka mid yahay kuwa ku taxan foomka I-9 dhinaciisa dambe. Kuwa shaqada bixinaya kuguma khasbi karaan documentiyo gaar ah, sida "green card," MANA DIIDI KARAAN qaadashada aqoonsiyada aad la timaaddid. ▼ Aqoonsiga aad wadatid waa inay ku cadyihiin laba waxyaabood: QOFKA AAD TAHAY iyo IN AAD LEEDAHAY INAAD MARAYKANKA GUDIHIISA KA SHAQAYSAN KARTO. Hal aqoonsi oo ka mid ah kuwa kooxda A ayaa ku filan caddaynta qofka aad tahay iyo in shaqo laguu oggol yahay. haddii aadan keenin mid ka mid ah aqoonsiyadan , waa inaad keentaa mid ka mid ah kuwa kooxda B oo caddaynaya qofka aad tahay iyo mid ka mid ah kooxda C oo caddaynaya in shaqo laguu oggol yahay. ▼ Shaqo-bixiyuhu KUUMA diidi karo shaqo iyadoo sabab looga dhigayo in ruqsada shaqadu ay dhacayso taariikh aan weli la gaarin ee mustaqbalka ahi. Kuwa shaqada ku siinaya waa in ay hubsadaan in laguu oggal yahay shaqo oo ay ku weydiiyaan in ay arkaan warqadda ruqsada shaqada ama caddeyn sax ah oo an taariikhdeedu weli dhicin. Ku noqoshadan oggolaanshaha shaqaalaynta haddana xaq waxaad u leedahay in aad kala dooratid aqoonsiga kuwa aad isticmaaleysid. [/QB] Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 19, 2009 Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Justice: Caddaalad Form: Foom Employer: Qofka ama Shirkadda loo shaqeeyo (Loo Shaqeeye) Discriminatory Practice: Faquuqid File a Charge: Dacwad xerayn Worker Protections: Difaaca Shaqaalaha (dhowrista Shaqaalaha) Aabaha Eray-bixinta Afsoomaaliga ee SOL!...lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted May 20, 2009 Abwaan well done man.. I think yours is much better. NN, there you have it man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted May 21, 2009 Gheelle, JB and abwaan, thanks a lot guys, am now will prepared for Friday. You think you know Somali until you get a little legal document. Diaspora dude, thanks for the heads up plurals and singulars. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted May 21, 2009 Originally posted by Gheelle.T: Abwaan well done man.. I think yours is much better. NN, there you have it man. Thanks Ugaas, I just tried to use as much Somali as I could but I think Naxar should get those words that might sound better than mine from your translations. I just wish I had my fav. Somali Dictionay when I did this. Did you by any chance come across the most advance Som Eng dictionary by David Zorc and M Osman? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted May 21, 2009 Actually been looking for one, use to have but lent it to a friend and to get a new one is like hundred fifty on amazon. not yet ready to fork that much on a dictionary but will see. Quote Share this post Link to post Share on other sites