Sign in to follow this  
Cowke

Participate In The Fundraiser For Burtinle Health Center

Recommended Posts

Cowke   

Tabeelaha%20Isbitaalka.jpg

 

 

Degmada Burtinle waa degma weyn ay hoos timaado 23 tuulo oo ay iyadu xukunto.

 

Degmadu malah Isbitaal iyo bukaan socod eegto midna, sidaa

darteed reer Burtinle waxay go'aansadeen in ay isku tala galaan ayagoo

kaashanay ALLAHA WEYN iyo dadkooda kuwa jooga dalkooda iyo kuwa jira

Dibada. Waxay u howl galeen dhismihii isbitaalka waxyana iska

aruuriyeen lacag gaaraysa USD $ 12,000 iyagoo ku tala gashan inay sii

wadaan qorshaha uruurinta lacagta inta ay hadafkooda ka gaarayaan,

waxaa dhamaaday darbigii kore oo joogiisu dhan yahay 2mitir sidaa

sawirka ku arki doontaan dhulka isbitaalka baaxadiisu waa 70x45mitir

oo hadda la wareejiyay dhamaan iyado la qorsheeyay in lagu daro

mustaqbalka 70x25 mitir cabirkaas oo hadda banaan. Kharashka dhismaha

isbitaalka waxaa lagu qiyaasay Qeybta 1aad waa:- 157,525.26 USD

Qeybta 2aad waa:- 100,000.00 USD

 

Qeybta heerka dhamaystirka isugayn wuxuu noqonayaa 257,525.26 USD

 

xubnaha Guddiga Howsha masuulka ka ah waa sidan hoos ku qoran:-

 

Guddiga Dhexe

 

1. Bashiir Axmed Biixi Guddoomiye

2. Macalin Sh. Cabdullaahi Sh. Maxamud G/kuxigeen

3. Maxamed Yuusuf Jaamac Xoghayn

 

Guddiga dhaqaale aruurinta

 

1. Faarax Salwe Maxamud Guddoomiye

2. Cabdirisaaq Warsame Guure G/Kuxigeen

3. Cabdinasir Maxamuud Mire Xisaabiye

4. Cabdullaahi Khaliif Faarax Khasnaji

5. Cabdullaahi Cali jaamac Xubin

6. Cabdullaahi Warsame jaamac Xubin

7. Saacid Cumar Xuseen Xubin

8. Cabdullaahi Jaamac CIsmaan Xubin

9. Cabdirisaaq Faarax Dhaashane Xubin

 

Guddiga Dhismaha

 

1. Cabdullaahi Yuusuf Cagdheer Guddoomiye

2. Cabdiqaadir Daahir Xubin

3. Shiine Sh. Maxamuud Xubin

 

Guddiga Xiriirka

 

1. Faarax Salwe Maxamuud 25290757487

2. Cabdirisaaq Warsame Guure 25290794514

3.Cabdullaahi Cali Jaamac 25290756069

4. Maxamed Yuusuf Jaamac 25290792026

 

 

N:B Ciddii Doonaysa in ay la soo xiriirto fadlan ha wacaan telfoonada

iyo magacyada kor ku xusan.

KU *** LACAGT AAD KAGA QEYB QAADANAYSID DHISMAHA XARUNTA CAAFIMAADKA

BURTINLE ADEEGA SAHAL EE 438585

 

WAXAAN KA CODSANAYNAA DADKA DIBADA JIRA OO U DHASAHAY DEEGAANKAAN IYO

CIDDII KALE OO SAMAFALKA KHAYRIGA KA QEYB QAADANAYSA IN AY GACAN NAGA

SIIYAAN HOWSHA BALAARAN EE ISBITAALKA BURTINLE LAGA DHISAYO.

 

WABILAAHI TOWFIIQ

WWW.ALLPUNTLAND : WAXAAN IDINKA CODSANAYNAA INAAD SIDA UGU DHAQSAHA BADAN AAD UGA QAYB

QAATA INAAD DADKA U SOO BANDHIGTAAN

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this