Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashada ee madaxweynaha Koonfur Galbeed oo lagu dhawaaqay

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (Caasimadda Online) – C/Qaadir Shariif Sheekunaa, Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed  ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada Koonfur Galbeed oo ka kooban 27 xubnood.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Guddiggaan ka kooban  27 Xubnood,loogu tala galay qabashadda  Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Bisha soo socota 17-keeda lagu wado inay dhacdo.

Gudigan oo Xildhibaanada la horgeeyay, ayaa Xildhibaanada waxa ay ku ansixiyeen cod aqlabiyad leh, waxaana ogolaatay 93 xildhibaan , halka 13 Xildhibaan ay diideen.

Doorashada.jpg

Doorashada-2.jpg

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this