Deeq A. Posted October 21, 2018 Guddoomiyaha baarlamaanka K/galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa maanta magacaabay guddiga doorashada madaxweynaha K/galbeed. Magacaabis kadib, xildhibaannada K/galbeed ayaa codka u qaaday xubnaha guddiga oo ka kooban 27, iyagoo ugu dambeyn meelmariyey. Halkaan hoose ka akhriso: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites