Deeq A. Posted October 17, 2018 Ethiopian Airlines, ayaa lagu wadaa in ay dib u soo celiso duulimaadyadii Muqdisho bisha November muddo 40 sano ah kadib, arrintan oo imaaneysa 3 bil kadib markii ay dib u bilowday duulimaadyadii Eritrea. Diyaaraddan oo ku jirta kuwa ugu raaxada badan qaaradda Afrika ayaa sidaasi ku sheegtay war ay soo saartay talaadadii, waxayna si toos ah duulimaadyada u bilaaban-doonaan November 2. Maamulaha shirkadda waxaa uu sheegay in duulimaadyadan ay kaalin muhiim ah ka qaadan-doonaan xoojinta xiriirka labada shacab iyo kor u qaadista dhaqaalaha labada dal ee walaalaha ah”. Ethiopian Airlines , waa shirkadda ugu weyn, uguna waxsoo saar badan qaaradda Afrika, sanadka 2017/18 waxaa ay sameysay $2.7 billion. Iimaatinkeeda Soomaaliya waxaa lagu wadaa inay tartan la gasho Turkish Airlines oo in muddo aheyn diyaaradda caalamiga ah ee ugu horeysay ee ka shaqeyso gudaha Soomaaliya burburkii kadib, in badan qurbajoogta iyada ayey adeegsan jireen. Waxaa sidoo kale dhici karta in diyaaradda ay soo qaado “Qaadka” oo hadda ay Soomaaliya ka keensato dalka Kenya, markii hore waxaa ay geyn jirtay Somaliland. Dhankeeda, Soomaaliya waxaa ay ka faa’ideysan-doontaa suuqyada Itoobiya oo ay ku nool yihiin ilaa 100 million, kuwaas oo in badan baahi u qaba dalagga iyo kaluunka Soomaaliya. Goobjoog News Source: goobjoog.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted October 17, 2018 Did you ever have a doubt? It is business man. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted October 17, 2018 so what? isn't khat legal product? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted October 17, 2018 I highly doubt it. This is passenger airline. Unless the passengers carry Qaad in their luggage, then it is highly unlikely that it will double as a cargo plane to. Btw, the report is wrong. Qaat arrives by trucks to Somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted October 18, 2018 Khat is very addictive and destructive substance. Its access to Somali market should be curtailed not facilitated further. Quote Share this post Link to post Share on other sites