Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga Doorashada Maamulka K/Galbeed oo lagu dhawaaqay

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo-[Puntland Post] Guddiga doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa goor-dhaweyd la magacaabay, si uu i diyaaro doorashada dhici doonta 17 bisha fooda nagu soo heysa ee November.

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed C/qaadir Sheekhuna Maye, ayaa lagu shaaciyay magacyada 15 xubnood oo ah Guddiga doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed, kuwaasoo ah Xildhibaano ka tirsan Koofur Galbeed.

Hoos ka akhriso magacyada Guddiga doorashada K/Galbeedgud-dor.jpg?resize=679%2C960&ssl=1

Cabdiqani Boos 

Puntland Post

The post Guddiga Doorashada Maamulka K/Galbeed oo lagu dhawaaqay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this