Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirada Arrimaha Debadda Itoobiya iyo Eritrea oo saaka kusoo wajahan Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaarayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegayo inay saaka xiran yihiin inta badan jidadka Mukka Al-Mukarama.

Jidadka ayaa waxaa lasoo dhigay ciidamo badan oo isugu jiro Militari iyo Boolis waxaana Maanta Magaalada kusoo wajahan wafdi Caalami ah.

Wufuuda kusoo wajahan Muqdisho ayaa waxaa hoggaaminayo Wasiirada Arrimaha Debadda ee Wadamada Eretrea iyo Itoobibiya.

Osman Saleh Mohammed oo ah Wasiirka Arrimaha Debadda Eretera iyo Dr Workneh Gebeyehu oo ah Wasiirka Arrimaha Debadda Itoobiya ayaa imaanayo Magaalada Muqdisho.

Wixii warar ah ee kusoo kordha kala soco Caasimadda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this