Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’isul Wasaare Kheyre oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Jowhar (Daawo Sawirada)

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada golle ee dowlada ayaa gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle.

Wafdiga Ra’isul Wasaare Kheyre waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Hirshabelle, Masuuliyiin iyo saraakiil katirsan dowlada Federaalka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jowhar.

Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa inta uu joogo magaalada Jowhar waxa uu xariga ka jari doonaa mashaariic kala duwan oo laga fulinayo magaalada Jowhar, waxa uu sidoo kale la kulmi doonaa Madaxda Hirshabelle.

Dowlada Soomaaliya ayaa taageero iyo garab istaag u muujineysa maamulka Hirshabelle oo ka hor yimid go’aanka Maamulada kale ee dalka xiriirka ugu jareen dowlada Federaalka Soomaaliya.jow-2.jpgjow-3.jpgjow-5.jpgjow-1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this