Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Shacabka Marko

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Marka ayaa  la kulmay qaar kamid ah shacabka magaalada Marko ee xarunta gobolka Sh/Hoose.

Madaxweyne Farmaajo ayaa meel fagaare ah kala hadlay dadweynaha ku nool magaaladaasi, isaga oo ku boorriyay in ay si dhaw ula shaqeeyaan ciidanka si Gobolka Shabeellaha Hoose iyo guud ahaan dalkaba looga tirtiro Al Shabaab.

Amaanka magaalada Marko ayaa si aad ah loo adkeeyay waxaana amaanka sugaya ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada Soomaaliya.

Booqashadaan madaxweyne Farmaajo uu ku tagay magaalada Marko ayaa aheyd booqasho lama filaan ah.

Hoos ka daawo sawirada

Farmaajo-kale-2.jpg?resize=594%2C445&ssl Farmaajo-kale-1.jpg?resize=596%2C414&sslMadaxweyne-Farmaajo-4.jpg?resize=960%2C6

Madaxweyne-Farmaajo-1.jpg?resize=960%2C6 Madaxweyne-Farmaajo-3.jpg?resize=960%2C6 Madaxweyne-Farmaajo-2.jpg?resize=960%2C6

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho

The post Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Shacabka Marko appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this