Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 13, 2009 Maadeey, soo mood oo soo dhaaf. Magacaan aan maqlo waa hore igu dambeysee. Yar aan qaraabo ahayna gurigeena kusoo koray isoo xasuusisay, qof ka qosol iyo kaftan badnaa jirin, markuu geeriyoodayna Xamar dhan inay guriga iskugu imaatay la mooday yacni sida aad iyo aad loogu jeclaa. Eebba ha u naxariisto. Anyway, soori sheeko kuu galee maadaama magacaan qiimo ka leeyahay agteyda. Mar labaad ha dhaaf, ha mood. By the way, gaan inta Qalanjo kula bood boodaayo oo Shaleeydeydaaa, shib lee haadee ku haayo adiga uu ahaa filaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ms DD Posted October 13, 2009 Soo dhowoow. Your knowledge on SOL waa imbekabal. Si juusto ah lee u fitgareynee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 13, 2009 Maaddeey soo mood! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 13, 2009 M.M.I, eed & eed aa i mahadsantaa, samigeeyna Alle ha u naxariisto. Sorry, sxb YOUTUBE ma furan karo! Ms DD, i'm honored! Abwaan, Mahadsanid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted October 13, 2009 Weli meeshan dadka miyaa lagu soo dhaweeyaa ?? ,,,,,, I think i should just quit SOL ,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted October 13, 2009 Ladies and Gentlemen would you stand up and give big cheering welcome to the one and the only Maadeey in town Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted October 13, 2009 bisinka sidi maadeey looo soo dhaweeyay aanba ka yaabay ani mugoo eeboow cade soo dhaaf, marti ha iska dhigin, cidaan soler amaanta ugu roonow. haaheey liibaan waligaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 13, 2009 Maaddeey, walle SOL aad baad ugu kuura gashay. Haaheey, waad ku saxan tahay maqaar-saarkayga. Laakiin intaa wax ka dhaafsiisan baaritaankaagu yuusan gaarin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Prinz Posted October 13, 2009 Maaddeey soo dhawow sxb ( though in a sense I'm still a new comer ). Wara nasiib aa leedahay anaga wax na soo dhaweeyay ankee ma arkin. Sida qoraalkaada iiga kaa muuqatana ( though I dunno in laguu qoro iyo in aad adigu laftirkaada qortay ) inan rageedii ah baad u yara muuqataa. barteeda ka sii wad sxb. Ciao! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 13, 2009 Moonlight, YAA SALAAM! red carpet-aa?, TY, sxb AVATER-kaaga yaaboow leeyahay!. Juxa, mahadsanid, magac nin wadatidee? Ngonge, TY, laakin what r u implying?, adiga conclusion fududidaa? horaa loo yiri: "ARAB JARAB WAMAN SHAAFAHU HARAB" Jamaal, lol sxb ha ka cabsanin, inkastoon Curiousity isaga dhashay haddana waan is xakamayn doonaa, aanba yeele wiilkii booca ku sireystay: "Bororku dhega dameeraad buu leeyahay"! Prince, mahadsanid, sxb ogow Oday ban ahaye! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted October 13, 2009 Maadeey soo dhowoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted October 13, 2009 *prince*, laguma soo dhoweyn miyaa? Sheemo dheh reer SOL! Anaga dadkii nasoo jeedsado oo nadhoho 'isoo dhoweeye' leensoo dhoweynaa, naga raali noqo...Hadaba waa tehee: Soo dhowoow, gacmo furan, lugo xiran, ciridyo kala gadgaduudan, ilko kala dhaadheer, timo kala jilicsan (kuwana ka haaday), iyo cirbo mileage wada koray! Wacdalaan waligeey sidaa qof usoo dhoweyn!!! Originally posted by NGONGE: Welcome back. Alla NG jecliyaa mar marka qaarkood! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 13, 2009 Originally posted by Kool_Kat: quote: Originally posted by NGONGE: Welcome back. Alla NG jecliyaa mar marka qaarkood ! [/QB]:confused: :confused: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted October 13, 2009 ^Dheg jalaq ha u siin, sxb. Lol@dhego dameeraad buu leeyahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites