Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Aqalka sare ee dalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa kula kulmay ergeyga cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom.

Kulankaasi ayaa waxaa looga hadlay wada shaqeeyn dhexmarta aqalka sare iyo Qaramada Midoobay.

Nicholas Haysom ayaa balan qaaday in uu si dhow u la shaqeeyn doono Xubnaha aqalka sare ee dalka.

Nicholas Haysom oo ah ergeyga cusub ee Qaramada midoobay u qaabilsanaan doono arimaha Soomaaliya ayaa badalaya ergeygii hore ee Qaramada midoobay arimaha Soomaaliya Micheal keating.

Hoos ka daawo sawirada.

1-2.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 2-2.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 3-2.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 4-2.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 5-1.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 6-1.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 7.jpg?resize=960%2C640&ssl=1 8-1.jpg?resize=960%2C640&ssl=1

 

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post Gudoomiyaha Aqalka sare oo la kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this